Rabshado ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah Itoobiya & boqolaal qof oo la xirxiray

Ugu yaraan 10 magaalo oo ka tirsan gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socda rabshado cusub, waxaana looga codsanaya dowladda inay wax ka qabato rabshadaha ka dhacay halkaasi. Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya waxay sheegeen in xabsiga loo taxaabay in ka badan 200 qof oo lala xiriirinayo rabshadaha. Labadii bilood ee la soo dhaafay in … Continue reading Rabshado ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah Itoobiya & boqolaal qof oo la xirxiray